Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka mid ah takhasuska ay sameeyaan ardayda Soomaaliyeed ee India?


Xafsa Axmed Cabdullaahi
Xafsa Axmed Cabdullaahi

Sanad kasta Jaamacadaha dalka India waxaa ka qalanjebiya arday Soomaali ah, kuwaas oo ka baxa kulyado kala duwan, waxaana ardaydan qaarkood ay bartaan maadooyin dhif iyo naadir ku ah Soomaalida.

Wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo oo ku sugan magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa warbixinta ku eegaya Xafsa Axmed Cabdullaahi oo ah kalkaaliso cafimaad oo joogta India, isla markaana ku takhasustay cilmiga Nafaqeynta.

Maxaa ka mid ah takhasuska ay sameeyaan ardayda Soomaaliyeed ee India?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


XS
SM
MD
LG