Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee loo xakameyn karaa wararka been-abuurka ah xilliyada doorashada?


Social Media
Social Media

Sanadihii dambe, aaladda teknoolajiyadda casriga sii noqoneysa ee caalamka waxay sii xoojisay wararka been-abuurka ah, warbaahinta caalamkuna waxay si qoto-dheer uga feejigantahay arrimaha la xiriira xogaha aan jirin.

Soomaaliya oo hadda isku diyaarineysa doorasho, waxay dadku aad u xiiseynayaan inay helaan wararka siyaasadda, hase yeeshe aqoonyahan badan ayaa walaac ka muujinaya in xogo aan jirin si fudud loo dhex marsiiyo warbaahinta.

Hay'adaha warbaahinta Soomaaliya ayaa ku doodaya inay awood u leeyihiin ka hortagga wararka aan saxda aheyn, iyadoo caqabadaha ku gadaaman ay aad u badanyihiin.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicaziiz Barrow ayaa warbixintan ku eegaya sida saxaafadda dalka ay uga taxadarayaan wararka aan saxda aheyn.

Sidee loo xakameyn karaa wararka been-abuurka ah xilliyada doorashada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00


XS
SM
MD
LG