Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heritage oo Rooble u jeedisay tallooyin la xiriira shirka Muqdisho


Maxamed Xuseen Rooble
Maxamed Xuseen Rooble

Magaalada Muqdishu waxaa ka socda qaban qaabada shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada.

Shirkan oo uu ku baaqay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la qorsheeyey inuu maalinta berri ah ka furmo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Hay’adda Cilmi Baarista ee Heritage ee fadhigeeedu yahay magaalada Muqdishu ayaa talooyin u soo jeedisay Ra’iiul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hoggaanka shirkan iyo martiqaadkaba iska leh.

Maxamed Colaad Xassan ayaa talooyinkan wax ka weydiiyay Mursal Saneey oo ka tirsan hay’adda Heritage.

Heritage oo Rooble u jeedisay tallooyin la xiriira shirka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:47 0:00


XS
SM
MD
LG