Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Jowhar


Ciidamada

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Hirshabeele iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo maleeshiyo beeleed weerar kusoo qaaday.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay dhowr qof, halka qaar kalene wey ku dhaawacmeen, waxaana weli magaalada ka taagan xiisadda dagaal.

Weriyaha VOA ee gobolka uga soo warama Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Beledweyne.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:21 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG