Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo


Laba qof ayaa ku dhintay qarax xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug, halka qof kalena uu ku dhaawacmay, waxaana hey'adaha ammaanka ee Galmudug ay sheegeen inay baarayaan qaraxan oo ka dhashay Mooto Bajaaj ah.

Faah-faahinta warkan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyaha VOAda Cabdiwaaxid M. Isaaq.

Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00


XS
SM
MD
LG