Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa looga hadlay shirkii Rooble iyo beesha caalamka?


Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay wakiillada beesha caalamka, waxaana kulankaas oo muddo saacado ah qaatay looga hadlay qabsoomida doorashooyinka dadbadan ee dalka, doorka beesha caalamka iyo u diyaargaroowga shirka 20-ka May.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG