Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoos u dhac ku yimid faafitaanka COVID-19 ee deegaannada Jubaland


Waxaa hoos u dhacay faafitaanka cudurka COVID19 EE magaalada Kismaayo iyo guud ahaan deegaannada Jubaland kaasoo bilihii ugu dambeeyay ay ugu dhinteen ku dhawaad Sadex boqol oo qof.

Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aaden Maxamed Salaad ayaa guud ahaan arrimaha ku saabsan COVID19 iyo halka uu marayo tallkaalka cudurkaas agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Jubaland Idiris Xasan Maxamuud.

Hoos u dhac ku yimid faafitaanka COVID-19 ee deegaannada Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


XS
SM
MD
LG