Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo si weyn looga xusay Maalinta 18-ka May


Somaliland
Somaliland

Magaalada Hargeysa waxaa maanta ka dhacay dabaal degyo ay dadku ku xusayeen 30 guurada kasoo wareegtay maalintii ay Somaliland iskeed ugu dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

Munaasabadda 18-ka May ayaa sidoo kale laga xusay dhammaan maglooyinka iyo gobollada kale ee Somaliland.

Wariyaha VOA-da ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan soo diray.

Somaliland oo si weyn looga xusay Maalinta 18-ka May
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00


XS
SM
MD
LG