Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Rowda Cabdullaahi Colaad


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay colaadaha iyo qaraxyada ka dhaca Soomaaliya u gaysan karaan maskaxda dadka Soomaaliyeed. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Rowdo Cabdullaahi Colaad oo ku takhasustay cudurada ku dhaca dhimirka iyo xanuunada lagu daweeyo cilmi-nafsiga. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Rowda Cabdullaahi Colaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:37 0:00


XS
SM
MD
LG