War Deg-Deg ah

Qoor Qoor oo ka qeybgalay aaska Sheekh Cali Dheere

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Goor-qoor ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Sheekh Cali Dheere oo ahaa wadaad caan ka ahaa gobolka Mudug, kaas oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Faah-faahinta warkan waxaa Gaalkacayo ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdiwaaaxid Macallin Isaaq.

Madaxweyne Qoor-qoor oo ka qeybgalay aaska Sheekh caan ahaa

No media source currently available


XS
SM
MD
LG