Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliyaha AFRICOM oo la kulmay Axmed Madoobe


General Stephen Townsend iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam

Waxaa galinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Kismaayo taliyaha howlgalka ciimada Mareykanka ee AFRICOM General Stephen Townsend, waxaana kulan ay albaabadu u xirnaayeen uu kula yeeshay garoonka diyaaradaha Kismaayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.

Warbixintan waxaa magaalada Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aaden Maxamed Salaad.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:02 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG