Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fatahaadaha Webiga Shabelle oo go'doomiyay Jowhar


Webiga Shabelle

Magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hishabelle ayaa ku jirta go’doon, kaddib markii toolooyin dhowr ah oo hoos yimaada ay harqiyeen daadadkii ka dhashay fatahaaddii wabiga Shabelle.

Wasiirka gargaarka iyo maameynta musiibooyibka ee maamulka Hirshabeelle Cabdimahad Cabullaahi Qoorgaab ayaa idaacadda VOA u sheegay in daadadku ay gooyeen waddooyinka laba dhinac ee magaalada, sidoo kalena ay kala xirmay magaalada iyo garoonka diyaarahada, iyadoo ay ku barakaceen in ka badan todoba kun oo qoys.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Mursal ayaa arrimahaas ka wareystay wasiir Cabdimahad Cabdullaahi Qoorgaab.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG