Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixino ku saabsan sida looga ciiday Muqdisho iyo Hargeysa


Rooble
Rooble

Magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa maanta si weyn looga ciiday, sida ay kusoo waramayaan weriyayaasha VOA. Waxaa warbixinadan soo kala diray weriyayaasha VOA ee magaalooyinkaas, Seynab Abuukar Maxamed iyo Khadar Maxamed Cakule.

Warbixino ku saabsan sida looga ciiday Muqdisho iyo Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:22 0:00


XS
SM
MD
LG