Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiir Duraan oo ka hadlay go'aankii Kenya ku hakisay duulimaadyada


Duraan Axmed Faarax
Duraan Axmed Faarax

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii ay Kenya ku joojisay duulimaadyadii Soomaaliya, iyadoo Soomaaliya ay sheegtay in weli arrintaas aan si rasmi ah loo gala soo xiriirin.

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax oo la hadlay idaacadda VOA, ayaa sheegay inay go’aankan ka arkeen oo kaliya warbaahinta, oo aysan jirin farriin uga timid dhanka Kenya.

Falastiin Axmed Iimaan ayuu wasiir Duraan uga warramay arrintan.

Wareysi: Wasiir Duraan Faarax oo ka hadlay go'aankii Kenya ku hakisay duulimaadyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


XS
SM
MD
LG