Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiisha Soomaaliya oo sheegay inay la yaabeen go'aanka Kenya


Garoonka Jomo Kenyatta International
Garoonka Jomo Kenyatta International

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay joojisay dhammaan duulimaadyada iskaga gooshayay Soomaaliya iyo Kenya marka laga reebo diyaaradaha Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya arrimaha bani’aadminnimada iyo kuwa daadguraynta caafimaad ee degdegga ah.

Saraakiisha Soomaalida waxay sheegeen inay la yaabeen tallaabada ay Kenya qaadday.

Tallaabada ayaa timid maalmo yar uun kadib markii dawladda Soomaaliya ay si lama filaan ah ugu dhowaaqday inay xiriirkii lasoo ceshanayso Kenya.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Saraakiisha Soomaaliya oo sheegay inay la yaabeen go'aanka Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00



XS
SM
MD
LG