Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia: Xisbiyada Soomaalida oo diiday go’aanka guddiga doorashada


Ethiopia Map

Asxaabta mucaaradka deegaanka Soomaalida ee kala ah ONLF, Xisbiga Xorriyada iyo Sinaanta iyo waliba musharixiinta madaxa bannaan ee dawlad deegaanka Soomaalida oo warmurtiyeed soo saaray maanta ayaa sheegay in ayna ku qancin go’aankii ay dhawaan soo saareen guddiga doorashooyinka dalka kadib cabashadii ay u gudbisteen dhawaan.

Faah-faahinta warkan waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG