MOGADISHU —
Koox dhallinyaro ah oo si iskood ah isu xilqaamay ayaa dharkii ay ku ciidi lahaayeen u iibiyay carruurta in ka badan 70 qoys oo danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicaziz Barrow Axmed.