Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Muqdisho iyo madaxda dowladda oo ka hadlay


Saraakiisha lagu dil qaraxa.
Saraakiisha lagu dil qaraxa.

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu dilay saraakiil ka tirsan booliiska magaalada Muqdisho.

Weerarkaas oo ahaa qarax ayaa lala beegsaday saldhigga ciidamada booliska ee degmada Waaberi, waxaana ku dhintay taliyihiin saldhigga iyo dhowr qof oo kale.

Dhinaca kale waxaa qaraxan si xooggan u cambaareeyey madaxda dawladda federaalka Soomaaliya, oo uu ka mid yahay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Muqdisho iyo madaxda dowladda oo ka hadlay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00


XS
SM
MD
LG