Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Ciidanka Soomaaliya iyo ku milanka siyaasadda


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhaawaca kalsoonida ciidanka Soomaaliya kasoo gaari kara dagaalkii 25-kii April ka dhacay Muqdisho ee dhex-maray ciidan ka wada tirsan kuwa dowladda, dagaalkaas oo ka dhashay muddo kororsigii dowladda ee markii dambe laga noqday. Waxaa barnaamijka marti ku ah wasiirkii hore ee gaashaandhiggga Soomaaliya Rashidi Cabndullahi Maxamed, waxaana soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Ciidanka iyo ku milanka siyaasadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:12 0:00


XS
SM
MD
LG