Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Waddani oo ka hadlay doorashooyinka Somaliland


Taageerayaasha Waddani

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay dooraashooyinka golayaasha ee Somaliland ka dhici doona saddex todobaad kadib.

Hoggaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa doorashadan uga waramay weriyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG