Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab ka da'ay Muqdisho oo sababay khasaare nafeed oo horleh


Roobabka Muqdisho
Roobabka Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in roobabkii dhowaanahan da’ayey ay sababeen inay dumaan dhismayaal taasi oo ay ka dhalatay dhimasho badan.

Magaalada ayaa roobab xooggan ay ka da’een toddobaadkan, waxaana kordhaya dadka ku dhimanaya daadad xoogan oo ka dhashay.

Wararkii ugu dambeeyey ee dadka ay dhismayaashu kusoo dumeen waxaa warbixintan inooga soo diray weriyaha VOA ee Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Roobab ka da'ay Muqdisho oo sababay khasaare nafeed oo horleh
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG