Koox Bastoolado ku hubeysan ayaa fiidnimadii xalay magaalada Muqdisho ku toogtay abuukaate ka tirsanaa Wasaradda Caddaaladda Dowladda Federalka Soomaaliya, waxaana marxuumkan lagu maacaabi jiray Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Bagadi).
Warbixin ku saabsan dilka garyaqaankan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.