Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: 13 Caruur ah oo ku Geeriyooday Daadadka Magalaada


Ugu yaraan 13 caruur ah ayaa dhintay ka dib markii ay guryahoodii dumiyeen daadad ka soo rogmaday roob mahiigaan ah oo Jimcihii shalay ka da’ay magaalada Muqdisho. 5 ka mid ah caruurta geeriyootay ayaa ka soo jeeday hal qoys.

Qaar ka mid ah qoysaska ay caruurtu ka geeriyootay ayaa waxaa booqday wariyaha VOA ee Muqdisho Cabduqaadir Maxamed Cabdulle, warbixintan ayuuna ka soo diray.

13 caruur ah oo ku dhintay guryo ku dumay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00


XS
SM
MD
LG