Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Cabdullaahi Sh. Ismaaciil oo Muqdisho ku geeriyooday


Wasiirkii hore ee arriimaha dibadda, marxuum Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil
Wasiirkii hore ee arriimaha dibadda, marxuum Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil

Waxaa galabta Magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Allah u naxariistee xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil, oo horey u soo noqday ra’isul wasaare ku xigeen, iyo wasiirka arrimaha dibadda, muddo dheerna ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya.

Wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdishu.

Dhageyso Geeridda Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00


XS
SM
MD
LG