Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Soomaalida Nairobi ee xiriirka soo noqday ee Somalia iyo Kenya


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay dib u soo celisay xiriirkii Diplomaasi ee ay la leheyd dowladda Kenya kadib wada hadal ay yeesheen madaxda labada dal, oo ay dhex dhexaad ka aheyd dowladda Qatar.

Xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa go’naa tan iyo bishii December ee sanadkii tagay. Hadaba qaar ka mid ah Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa aragtidooda ka dhiibtay go’aankaas.

Wariyaha VOAda Intisaar Saalax Xuseen ayaa Makaroofanka la dhex qaaday.

Dhageyso aragtida dadka Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00


XS
SM
MD
LG