Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Ciidamadii muddo kororsiga diidanaa oo xeryihii ay joogeen laga saaray


Waxaa maanta ka guuray goobihii ay kaga sugnaayeen magaalada Muqdisho ciidamadii is horfadhiyay, gaar ahaan kuwii diidanaa muddo kordhinta.

Ka guursita ciidamadan ee furumihii dagaal ee ay Muqdisho kaga jireen ayaa timid ka dib heshiis laga gaaray sababtii keentay mushkiladda. Shaley ayuu Ra’iisul wasaare Mohamed Hussein rooble waxa uu booqdey goobaha fariisinka u ahaa ciidamadan, iyadoo wadooyinkii laga qaadey dhifeysyadii carada ahaa.

Warbixin iyo wareysi arrimahaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Dhageyso ciidan ka-saaridda Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:43 0:00


XS
SM
MD
LG