Halkan ka dhageyso horudhac kooban oo ku saabsan Baraanmijka Faaqidaadda ee toddobaadkan oo ka hadlaya muddo kororsigii haya'adaha dawladda, ka noqoshadii iyo halka meeshan laga aadayo, waxaan barnaamijka marti ku ah; Dr. Xasan Sh. Cali, Prof. Ibbi, Maxamed Mukhtaar Ibraahim iyo Prof Dhubbad.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available