Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waxgaradka Beledweyne oo qaboojiyay dagaal laba beelood


Waxaa soconaya dadaallo lagu doonayo in lagaga hortago in mar kale uu soo laabto dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo Arbacadii la soo dhaafay laba malayshiyo beeleed ku dhexmaray duleedka galbeed ee Magaalada Baledweyne.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG