Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Philipine ka barta cilmiga caafimaadka ayaa fursad u helay inay ka shaqeeyaan Isbitaallada waaweyn ee dalkaas, si ay uga midnoqdaan dhaqaatiirta ka diiwaan gashan dalkaasi.
Warbixin arrinkaas ku saabsan waxaa eegaya wariyaha VOA-da Qaarada Auatralia & Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.