Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guuleed oo ka hadlay heshiiska Muqdisho


Guuleed
Guuleed

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo hadda ah musharax madaxweyne, ayaa soo dhoweeyey heshiiskii shalay laga gaaray qalaalisihii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Heshiiskaas oo ka koobnaa 11 qodob ayaa waxaa ugu weyn in magaalada laga saaro ciidamada kusoo galay diidmadii muddo kororsiga uu sameeyey golaha shacabka ee markii dambe laga noqday.

Maxamed Colaad Xassan oo Khadka taleefanka kula xiriiray ayaa ugu horeyn weydiiyay sida uu u arko heshiiska.

Wareysi: Guuleed oo ka hadlay heshiiska Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00


XS
SM
MD
LG