Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dowladda oo faah-faahisay heshiiska lagu gaaray Muqdisho


Cabdiraxmaan Al-Cadaala, Wasiir ku xigeenka Warfaafint, Dhaqanka iyo Dalxiiska
Cabdiraxmaan Al-Cadaala, Wasiir ku xigeenka Warfaafint, Dhaqanka iyo Dalxiiska

Kaddib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Musharaxiinta ayay ka soo saareen heshiiyeen 11 qodob ah oo ay ku jirtay sidii magaalada looga saari lahaa Ciidamada.

Kulankaas waxaa sidoo kale looga hadlay in aan Ciidamada Qalabka sida loo adeegsan arrimo siyaasadeed, faragalinna lagu samayn iyo In dhammaan dhinacyadu ay joojiyaan ficillada iyo hadalada abuuri kara colaad iyo nacayb.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho ku wareystey Cabdiraxmaan Yusuf Al-Caddaala oo ah wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federalka Soomaaliya.

Wareysiga: Heshiis horudhac ah oo laga gaaray qalelaasihii Muqdisho ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00


XS
SM
MD
LG