Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guriceel: Lammaane kharashkii ku bixi lahaa arooskooda ugu deeqay barakacayaal


Lammaane dhalinyaro ah oo dhawaan ku aqal-galay magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa cuntadii iyo kharashkii ku bixi lahaa maalinta arooskooda ku taageeray qoysas danyar ah oo barakac ku ah magaaladaas.

Warbixintaan waxaa Gaalkacyo ka soo diray Cabdiwaxid Macalim Isxaq.

Lammaane kharashkii ku bixi lahaa arooskooda ugu deeqay barakacayaal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


XS
SM
MD
LG