Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Cabdixayi oo sharraxaya muhiimadda tobanka dambe ee Ramadaanka


Sheekh Cabdixayi Aaden Shiikh Xasan
Sheekh Cabdixayi Aaden Shiikh Xasan

Iyadoo guud ahaan Muslimiinta Caalamka ay bisha Ramadaan u tahay mid cibaado oo aad loo cammiro masaajidda, la is-cafiyo, sidoo kalana sadaqada aad loo bixiyo, ayaa haddana tobanka dembe waxay tahay mid dhammaan cibaadadaas la sii laba jibbaaro.

Tobankan dembe waxaa sidoo kale ku jira habeenka "Leylatul Khadriga" oo fadli badan u leh Muslimiinta.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa imaamka Masjidka Cumar Binu Khadaab ee magaalada Muqdisho Sheekh Cabdixayi Aaden Sheekh Xasan ka wareystay muhiimadda tobanka dambe ee Ramadaan u leedahay Muslimiinta.

Sheekh Cabdixayi oo sharraxaya muhiimadda tobanka dembe ee Ramadaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00


XS
SM
MD
LG