Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Daahir Mire Jibriil ka yiri is-mariwaaga doorashada?


Soomaaliya weli la iskuma raacin wakhtiga ay qabsoomayaan doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxweynaha, waxaana weli is-mariwaa uu ka taagan xal u helista hannaanka doorashada soo socota.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere ayaa arrimaha doorashooyinka ka wareystay Daahir Mire Jibriil oo hore u soo noqday xoghayaha guud ee Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaran.

Muxuu Daahir Mire Jibril ka yiri is-mariwaaga doorashada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG