Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culimada Muqdisho oo baaq soo saaray


Muqdisho
Muqdisho

Qaar ka mid ah culimada magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la ilaaliyo xasilloonida magaalada, islamarkaana loo baahan yahay in dadka lagu soo celiyo guryahooda.

Toddobaadkii tegay ayaa waxaa magaalada ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan oo dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo isla dowladda ka tirsan balse diiday muddo kordhintii golaha shacabka uu sameeyey.

Shir arrintan ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu ka waraystay Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Cabdulqaadir Macallin Nuur.

Culimada Muqdisho oo baaq soo saaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00


XS
SM
MD
LG