MUQDISHO —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan ayada oo maanta ay tahay maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda waa sidee xaaladda warbaahinta iyo weriyayaasha Soomaalida. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.