Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faarax Murtiile oo ka hadlay geerida Cabdi Qaboojiye


Cabdi Qaboojiye
Cabdi Qaboojiye

Waxaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla dalka Norway Cabdi Jaamac Qaboojiye oo in muddo ah xanuunsanaa. Waayihiisii Fanka iyo taariikhdiisii ayaa Sahra Cabdi Axmed waxa ay ka wareystay Faarax Murtiile oo ah Abwaan iyo Fanaan.

Wareysi: Faarax Murtiile
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00


XS
SM
MD
LG