MOGADISHU —
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in xukuumadu ay sida ugu dhakhsaha badan uga hawlgali doonto qorsheyaasha doorashooyinka iyo amniga, kaddib markii Madaxweyne Farmaajo uu howshaas ku wareejiyay.
Ra'isul Wasaare oo xalay shacabka la hadlay kaddib go’aankii shalay ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka ayaa sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya uga mahadnaqay in xukuumadiisa lagu soo wareejiyo hoggaaminta hawlaha doorashooyinka iyo amniga.
Wariyahayaga magaalada Muqdisho Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixin inoo haya.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available