Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee xanuunka COVID19 u saameeyay danyarta xilliga Ramadanka?


Xanuunka Covid19 oo caqabad weyn ku noqday noloshii caadiga ahayd ee caalamka ayaa sidoo kale saameeyay gargaar afurin ahaa oo muddo sanado ah ka jiray Soomaaliya, kaas oo loo sameyn jiray danyarta ku nool magaalooyin ay Muqdisho kamid tahay.

Howshaas oo ku tiirsan lacago laga aruuriyo Soomaalida ayaa waxay kooxda Walaal Afuri oo hawshan wadday ay hadda cunnooyinkii bislaa oo ay hore u bixin jireen ay u bedeleen in raashin aan karsaneyn ay siiyaan qoysaska dantayar, walow uu gargaarku socdo hadana waxa uu saameyn ku yeeshay dad badan oo aan qoysas la nooleyn.

Wariyaha VOA ee magalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ku eegayo.

Sidee xanuunka COVID19 u saameeyay danyarta xilliga Ramadanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


XS
SM
MD
LG