Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Murashaxiinta xiran waxa ay diidan yihiin "madax banaanida" Somaliland


Maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay afar musharax oo ay ciidamada amnigu xireen in ay ka soo horjeedaan “madaxbananida” Somaliland.

Haddaba, arrintan ayuu wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ka wareystay Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland, Saleeban Yuusuf Cali Koore.

Wareysi Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00


XS
SM
MD
LG