Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi aan la yeelanay Cabdiqani Mustafa Yaxya oo kaalinta labaad ka galay tartanka Qur'aanka ee Dubai


Dalka Imaaraadka waxaa dhawaan lagu soo gabagabeeyay tartanka caalamiga ah ee xifdinta Qur'aanka oo ay ka qayb galeen dhalinayro ka kala socoday dalalka caalamka, waxaana Soomaalidu ay sanadkan gashay kaalimaha labaad iyo afaraad.

Wariyaha VOA Xuseen Barre Aaden ajaa khadka telefoonka kula xiriiray Cabdiqani Mustafa Yaxya oo ah wiil dhalinyaro ah oo Soomaali Maraykan ah oo ku guulaystay kaalinta Labaad, wuxuuna ka warramaya Taratanka uu ka qaybgalay.

Wareysiga Cabdiqani Mustafa Yaxya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG