BOORAME —
Somaliland waxaa aad u kordhay dadka u geeriyoonaya xanuunka Covid19 ee dunida aafeeyay, iyadoo meelaha ugu daran ee xanuunkani ku soo laba kacleeyay ay ka mid tahay magaalada Boorama oo ay ugu geeriyoodeen dad u badnaa waayeel.
Hashim Sh. Cumar Good ayaa warbixintan noo soo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available