Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda siyaasadeed ee dalka


TORONTO
TORONTO

Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa ka walaacan khilaafka siyaasadeed ee ka aloosan Soomaaliya, kuwaas oo sheegay aad uga xunyihiin qalelaasihii dhawaan ka dhacay magaaladda Muqdisho.

Dadaallada Ra'isul Wasaaraha iyo tallaabada ay qaadeen qaar katirsan maamul goboleedyada aadka ugu dhowaa Madaxtooyada iyo waliba khudbaddii madaxweynaha uu ku sheegay inuu hortagayo Golaha Shacabka Sabtida berri ah ayaa qaboojisay niyadda dad badan, walow aysan meesha ka saarin gebi ahaan walaaca jira.

Xuseen Nuur Xaaji oo la kulmay qaar katirsan qurba-joogta ayaa warbixintan Toronto kasoo diray.

Warbixin ku saabsan qurba-joogta oo ka walaacasan xaaladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG