Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Talaadadii sheegey in Sabtida uu baarlamaanka hortagi doono si uu ugu celiyo qaraarkii muddo kordhintii labada sano aheyd ee uu baarlamaanku sheegey inay ugu dareen hay’adaha dowladda.

Arrintani ayaa waxay ka dambeysay kadib qalelaase ka dhacay Muqdisho, iyadoo madaxda maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ay diideen mudda kordhinta, markii dambena Ra'isul Wasaare Rooble uu soo dhaweeyay mowqifka maamuladaas.

Waxa soo baxay warar uu markii dambe baarlmaanka beeniyay oo ku aadana in kulanka Sabtida la doonayo in xilka looga qaado Raisul Wasaare Rooble.

Warkii ugu dambeeyay waxa Muqsdisho ka soo direy Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:35 0:00


XS
SM
MD
LG