Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Muuse Biixi ka yiri xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya?


Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay doorashooyinka Somaliland kusoo fool leh iyo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa arrimahan ka hadlay isagoo socdaal shaqo ku tagay magaalada Berbera.

Wariyaha VOA, ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakuulle ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG