Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayuu ahaa xaalka Muqdisho kahor isbadalladii siyaasadeed ee shalay iyo xalay?


Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay ku jirtay cabsi dagaal iyo qalelaase ka dhacay go'aankii Golaha Shacabku uu muddo labada sano ah ugu daray hay'adaha dowladda Federalka Soomaaliya, kaas oo xalay madaxweyne Farmaajo uu dib u celiyay.

Warbixin ka hadlaysa xiisadihii maalmihii la soo dhaafay iyo meesha hadda laga aadayo kaddib khudbaddii madaxweyne Farmaajo waxaa ino haya wariyaha VOA ee Washington Nuur Xasan (Bukhaari).

Sidee ayuu ahaa xaalka Muqdisho kahor isbadalladii siyaasadeed ee shalay iyo xalay?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00


XS
SM
MD
LG