MUQDISHO —
Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa VOA-da u sheegey in dowlada Soomaaliya ay Ciidamo ku jirey aaga difaaca magaalada Dhuusamareeb ay Xamar usoo qaadey.
Falastin Ahmed Iman ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay waxayna weydiisey ciidamadaasi waxa ay ahaayeen iyo goorta la soo qaadey?