Banaanbaxyo looga soo horjeedo muddo kordhinta loo sameeyey dowlada ayaa xalay fiidkii ka dhacay deegaanno ka tirsan magaalada Muqdisho xili ay socdaan waan-waan lagu doonayo in xaalada lagu qaboojiyo.
Dhinaca kala dagaallada magaalada ka dhacay ayaa saameeyn ku yeesheen goobaha Ganacsiga iyo xarumaha Waxbarashada.
Warbixin arrimahaas ku saabsan waxaan Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Facebook Forum