Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Halis intee le'eg ayay ciidanku ugu jiraan inay kala jabaan?


Cutubyo ka wada tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Axaddii ku dagaallamay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo qaarkood u dagaallamayeen dowladda Federaalka, kuwo kalena ay mucaaradka la safteen.

Haddaba halis intee le'eg ayay ciidanku ugu jiraan inay kala jabaan? Sidee ayaa khilaafkan u saamayn karaa la dagaalankii Al-Shabaab? Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Jihaan Cabdullaahi Xasan oo ka faalloota arrimaha amniga, horeyna usoo noqotay La-taliyaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo La-taliyaha Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya.

Halis intee le'eg ayay ciidanku ugu jiraan inay kala jabaan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


XS
SM
MD
LG