Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Muqdisho


Muqdisho

Xaaladda Muqdisho ayaa maanta degganayd marka loo eego iska horimaadyadii shalay ka dhacay oo xiray waddooyinka, dadweynaha magaaladana ku abuuray walaac.

Ciidamada iska soo horjeeday ayaa weli ku kala jira dhufaysyadooda, waxaana dadweynaha magaalada ay ka cabsi qabaan cawaaqibka uga iman kara haddii iska horimaadku sii socdo.

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Muqdisho waxaa warbixintan kasoo soo diray weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG